Daawo hab maamuuska Qaahiro loogu soo dhaweeyey Farmaajo

Published: August 20, 2017

Kn: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan madaxtooyada Masar halkaasi oo soo dhaweyn heer sare loogu sameeyay.

Farmaajo Qaahira

Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa soo dhaweeyay Farmaajo, waxaa loo tumay Music iyo salaanta calanka Soomaaliya, kadibna waxaa ay labada mas’uul u gudbeen gudaha Qasriga Itixaadiya halkaas oo laga wada hadlayo xiriirka labada dal.

Daawo

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xeerka batroolka oo la ansixiyay
Ajandaha kulanka baarlamaanka ee sabtida waxaa ugu horeeya Qalbi Dhagax
Kiiska Qalbi Dhagax: Shan Arrimood oo aysan dowladdu sharrixin
42 arrimood oo la yaab leh oo uu sameeyey Donald Trump
Dowladda iyo rugta ganacsiga oo qir iyo qir taagan