Dowladda Federaalka oo hal beel u asteysay madaxtinimada Hirshabeelle

Published: August 20, 2017

Kn: War kasoo baxay dowladda Federaalka ayaa war qoraal ah kasoo saartay khilaafka siyaasadeed ee maamul goboledka Hirshabeelle, waxana ay dowladda waafaqday go’aankii baarlamaanka Hirshabeelle xilka looga tuurey madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble.

xujaa

Balse dowladda waxa ay sidoo kale ayidey go;aan uu gaaray baarlamaanka oo ahaa in qof aanan ahayn beesha Xawaadle uusan isu soo sharixi karin xilka madaxtinimada Hirshabeelle.

Lama oga sida arrintani ay u waafaqsantahay dastuurka dalka, iyo sida ay arrintani qeyb oga qaadan karto mustaqbalka dowladnimo ee dalka.

war saxaafadeedka DF


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xamar oo lagu sheegay gawaari qarax lagu rakibay
Farmaajo oo qaabilay ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga
Axmed Madoobe oo qaabilay danjiraha midowga Yurub
1500 maxbuus oo xabsiga Jigjiga laga sii daayay
Shir looga hadlay amniga Jubbalanad oo Kismaayo lagu qabtay