Dhaawacyo loo qaaday dalka dibaddiisa

Published: October 17, 2017

dhaawacKn: Marka laga tago gurmadkii at walaalaha Turkigu u soo fidiyeen dadkii ku halaagsamay weerarkii waxashnimada ahaa ee KM5, waxaa sidoo kale gurmad inooga yimid dalal dhawr ah.

Dalalka Jabuuti, Kenya iyo Qadar ayaa caasimadda soo gaarsiiyay gargaar isugu Jira daawooyin iyo dhakhaatiir, waxayna sidoo kale dalalkooda u qaadeen tiro kamid ah dadkii dhaawacmay.

Dalal badan ayaa Soomaaliya u tacsiyeeyay qaarna waxay balanqaadeen inay gargaar degdeg ah soo gaarsiinayaan, balse ilaa iyo hadda lama shaacin dawladdaha reer Galbeedka iyo kuwa Islaamka wax deeq ah oo inaga soo gaartay marka laga reebo Turkiga, Jabuuti iyo Qadar.


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo oo Cadaado ku hoyday
Xamar oo lagu soo toosay xoolo qalan oo dariiqyada waran
Sh. Umal oo Kismaayo ka degay
Galmudug oo Farmaajo si diiran u qaabishay
Axmed Madoobe oo la kulmay ducaaddii Kismaayo timid