Ra’iisul wasaare Kheyre, waxaan ku baaqayaan inaan isu gurmano

Published: October 17, 2017

Kn: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo caawa mar kale booqday goobtii masiibadu ka dhacday ayaa baaq u jeediyay bulshada Soomaaliyeed.

Kheyre oo markii uu goobta soo gaaray ay ka socotay hawl culus oo ay iska-kaashanayeen Shacabka iyo ciidanka ayaa ku bogaadiyay, dhiirigaliyayna muwaadiniintii har iyo habeen ku foognaa gargaaridda dadkii mashaqadu ku habsatay.

“Waxaan ku baaqayaa in shacabka Soomaaliyeed isu gurmadaan si aan uga soo kabano musiibadan.” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xasan Kheyre.


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo oo Cadaado ku hoyday
Xamar oo lagu soo toosay xoolo qalan oo dariiqyada waran
Sh. Umal oo Kismaayo ka degay
Galmudug oo Farmaajo si diiran u qaabishay
Axmed Madoobe oo la kulmay ducaaddii Kismaayo timid