Wasiirka Gaadiidka DFS oo Canada lagu soo dhaweeyay

Published: December 22, 2017

Kn: Magaaladda Edmonton ee caasimada gobolka Alberta, Canada ayaa waxaa xalay soo gaadhay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar).

Wasiir Oomaar ayaa waxaa VIP-da garoonka diyaradaha ee Edmonton sidiiran ugu soo dhaweeyay Jaalliyada Soomalida ee magaalada Edmonton.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar) ayaa loo galbiyay Marriott Hotel oo ah halka at deegaan ahaan jaaliyaddu u sii diyaarisay si uu ugu nasto inta uu jooga.  23 bishan ayaa la filayaa inuu kulan guud la qaato wasiirku jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan galbeedka dalkani Canada.

Maxamed Cabdullahi Omar Maxamed Cabdullahi Omar1

 


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo oo Cadaado ku hoyday
Xamar oo lagu soo toosay xoolo qalan oo dariiqyada waran
Sh. Umal oo Kismaayo ka degay
Galmudug oo Farmaajo si diiran u qaabishay
Axmed Madoobe oo la kulmay ducaaddii Kismaayo timid