Waa xubin teenii Juuqla’aan iyo sawir sharaxaad isugu filan

Published: December 30, 2017

Kn: Xubin teena Juuqla’aan waxaan maanta ku soo qaadnaynaa sawirka hoose oo runtii aan u baahnayn sharaxaad dheeriya, kaliya waxaan ku daraynaa jabka inagaaray iyo gunnimada ay qabyaaladdu ina badday. Askanigani waa kuwa dalalka dariska ah, sankaa u duuban ushana wuxuu la sidii arigii ku kala horayaa Soomaali rag iyo dumar, wixii intaasi dheerna adigu fasilo.

Qaxootiga Soomaaliyeed


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Maxaabiis Hindiya ku xirnayd oo dalka la keenay
Farmaajo oo dowguduudda Guriceel ku dakeynaya
Gaas oo Dhuusamareeb ku soo booqday dugsigii uu ka baxay
Ciidamada Ahlu Sunna oo la qarameeyay
Damaashaadka Culimada, Goobweyn ayay ka shidantahay