Aqalka sare oo garab istaagay Qeybdiid

Published: January 2, 2018

Kn: Qaraar ka soo baxay gudoonka aqalka sare ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray hogaanka wasaaradda gaashaandigga iyo ciidamada qalabka sida inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan ciidamadii fuliyay weerarkii loo gaystay Cabdi Qeybdiid oo ah gudoomiyaha gudiga dastuurka ee goleyaasha wakiilada iyo kan shacabka.

Aqalka sare oo muujinaya sida ay uga xunyihiin kutumashada sharciga iyo u isticmaalka ciidamada qaranka si ka baxsan hanaanka iyo qaanuunka dalka u yaala ayaa soo saaray qaraar ay ku dalbanayaan in maxkamad la horkeeno ciidamidii weerarka u gaystay Qeybdiid.

Hoos ka daalaco Qaraarka Aqalka Sare:

Qaraar aqalkasare1 Qaraar aqalkasare2 Qaraar aqalkasare3


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Maxaabiis Hindiya ku xirnayd oo dalka la keenay
Farmaajo oo dowguduudda Guriceel ku dakeynaya
Gaas oo Dhuusamareeb ku soo booqday dugsigii uu ka baxay
Ciidamada Ahlu Sunna oo la qarameeyay
Damaashaadka Culimada, Goobweyn ayay ka shidantahay