Jubbaland oo yeelatay xeer ilaaliye iyo gudoomiye maxkamad sare

Published: January 30, 2018

Kn: Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa laba dikareeto oo xafiis kiisa ka soo baxday ku magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland iyo gudoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland.

Xeer ilaaliya guud ee Jubbaland ayaa loo magacaabay Maxamed Sh. Cusmaan Saciid halka gudoomiyaha maxkamadda sare loo magacaabay Sh. Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.

Hadaba hoos ka daalaco dikareetooyinka madaxweynaha:


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xamar oo lagu sheegay gawaari qarax lagu rakibay
Farmaajo oo qaabilay ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga
Axmed Madoobe oo qaabilay danjiraha midowga Yurub
1500 maxbuus oo xabsiga Jigjiga laga sii daayay
Shir looga hadlay amniga Jubbalanad oo Kismaayo lagu qabtay