Kismaayo News

Raadaar kadib, amaanka Kismaayo oo ay diiradda saarantahay
Kn: Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo ka imanaya waxa ay sheegayaan in xaaladda nololeed ee Col. Yaasiin Raadaar ay tahay mid la naf dhowrayo, islamarkaasina ku jiro isbitaalka AMISOM ee garoonka, kadibna magaaladda Nairobi sida ay sheegayaan warar aanan la xaqiijini.

Raadaar ayaa waxaa maanta dhaawacay maleeshiyo la sheegey in ay isbaaro dhigteen waddada gasha dekadda Kismaayo, halkaasi oo uu isku dayay in uu la hadlo maleeshiyadda oo si nabdoon meesha oga waddo.

Laakiin rasaas ayaa la dhaceen, xalaadiisana haatan waxa ay u dhaxaysaa nolol iyo geeri.

Dhacdadaasi kadib waxaa jirey rasaas dhowr jeer magaalada ka dhacday, iyada la arkayay ciidamo aagag kala galayay.

Sida uu sheegayo wariyaheena Kismaayo ku sugan, waxa ay u egtahay in magaaladda ay labo u qeybsantahay oo ay jiraan labbo aag oo lagu kala jiro.

Dhaawaca loo geystey mas’uulkani darajadiisu sarayso, isbiraada la dhigtey mid ka mid ah dariiqyadda ugu muhiimsan magaaladda, iyo waliba qarixii lagu dhaawacay askarta AMISOM ee maanta dhacay, ayaa waxa ay dhamaantood wax ka sheegayaan amaanka magaalada Kismaayo oo sidoo kale uu dhawaan ka dhacay dagaal labbo maalmood.

Waxay u egtahay in markii waji laga gudbaba waji kale uu furmayo,balse saraakiil ka tirsan maamulka cusub ee Jubbaland ayaa sheegay in markani xeeladaysigii uu dhamaaday.

KismaayoNews.com

Ethiopia iyo Masar oo heshiiyey
Kn: Maanta waxaa shir jaraa’id ku wada qabtay magaaladda Addis Ababa wasiiradda arrimaha dibadda ee Masar iyo Ethiopia, waxayna shaaciyeen in ay heshiis ka gaareen muranka wabiga Niilka.

Maxamed Kamaal Cumar, wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa u socdaalay dalka Ethiopia si uu wadahadal oga galo xiisadda biyaha wabiga Niilka ka dhalatay, wadahadalada markii ay dhamaadeen waxa ay shir jaraa’id wada qabteen dhiggiisa dalka Ethiopia Tedros Adhanom.

Waxa ay sheegeen in ay go’aan ku gaareen in daraasad cusub ka sameeyaan saameynta biyo xireenka Ethiopia ku yeelanayo qulqulka biyaha Wabiga Niil ee gaaraya Masar.

Waxa ay hoosta ka xariiqeen in labada dal ay yihiin walaalo, islamarkaasina si nabdoon ku dhamaynayaan wax kasta oo khilaaf ah oo u dhaxeeya.

Daraasadda cusub waxaa ku lug yeelanaysa dowladda Suudaan oo iyadana ka mid ah meelaha wabiga Niil uu kasoo butaaco.

Heshiiskani ayaa waxa uu soo afjaray, ugu yaraan hadda, cabsidii weyneyd ee laga qabay dagaal weyn oo ka dilaaca Afrikada Bari, kaasi oo saameeya dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

KismaayoNews.com

AMISOM oo Kismaayo lagu weeraray, waa markii koowaad
Kn: Xaafadda Via Afmadoow waxaa ka dhacay weerar lala eegtey ciidamadda AMISOM ee Kenya ka socda, waxayna noqonaysaa mararka faro ku tiriska ah oo weerarkan oo kale uu dhoco.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr ka tirsan ciidamadda Kenya, kuwaasi oo haatan lagu daweynayo isbitaal.

Qaraxa waxa uu ka mid yahay falal amaan darro oo magaaladda kusoo kordhaya maalmahan, iyada oo shalay mas’uul u hadlay maamulka Jubbaland uu sheegey in ay amaanka wax ka qaban doonaan.

KismaayoNews.com

Shirweynihii waxbarashada oo Xamar ka furmey
Kn: Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya, shirkaan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo saddex maalmood ah. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xeeldheerayaal dhinaca waxbarashada, oo ka kala yimid gobollada dalka iyo dibadiisaba. Ra’iisul Wasaaraha aya khudbadda uu madasha ka jeediyey ku sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay qorshaynayso inay miisaaniyad balaaran u qoondayso waxbarashada dalka.

”Dawaxay ku dadaalaysaa inay waxbarashada u qoondayso miisaaniyad lamid ah midda amniga iyo difaaca dalka u qorshaysan, ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu. Waxaana uu ku baaqay in si dad dag ah loo baneeyo xarumihii waxbarashada ee dawladda, “dadka deggan dugsiyadda iyo dhismayaasha kale ee dawladda waxaan ugu baaqaynaa inay si deg deg uga guuraan goobahaas waxbarasho.” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale ka hadlay dib-u soo noolaynta tacliinta sare waxaana uu sheegay in dawladdu ku hawl-jirto in Jaamacadii Ummada dib loo furo.

“Waxaan ka shaqeynaynaa sidii dib loogu hawlgelin lahaa Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed waxaana lagu soo kordhin doonaa kulliyado hor leh iyo machadyo sare oo iyada hoos yimaada.” Ayuu tiri Ra’iisal Wasaaruhu. Waxaana uu dhanka kale sheegay in yoolka laga leeyahay dib-u-habaynta waxbarashada ay tahay sidii looga hor tegi lahaa fikradaha qaldan ee ku dhisan xagjirnimada iyo qabyaaladda, iyo sidii loo dhisi lahaa bulsho ka caafimaad qabta fikradahaas.

Shirka dib-u-soo noolaynta waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo maalinta khamiista ah ee soo socota, waxaana laga soo saari doonaa qorshe qaran oo ay hagayso Wasaaradda Hormarinta iyo Adeega Bulshada iyo talooyin ku aadan manhaj midaysan oo ay Soomaaliya yeelan doonto kaddib 22 sano.

KismaayoNews.com

Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu
Kn: A new national education system will underpin brighter futures for a new generation of Somalis, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today, opening a three-day National Education Conference in Mogadishu.

“Education must be at the heart of every civilised country’s agenda and Somalia is no different,” the Prime Minister said. “Through education we fight poverty, illiteracy and ignorance and we promote social development. Now that peace has returned to most of Somalia, we urgently need to re-establish our education system, which has been devastated by two decades of fighting. We have already lost a generation through war. Now is the time for Somalia to show what we can achieve together and reap the dividends of peace. Without education we will not build a new Somalia.”

The three-day conference, which brings around 150 education experts to the Somali capital, is hosted by the Ministry of Human Development and Social Services, supported by UNESCO and UNICEF. Apart from government policymakers, representation comes from regional authorities, religious leaders, academics, universities, diaspora Somalis, civil society groups, private schools and international partners.

The education experts will focus on the current education situation; access to basic primary and secondary education, especially to vulnerable groups; teacher education and a Somali curriculum; strengthening ministries; skills training; improving tertiary education. The conference is due to conclude with an agreed action plan that will deliver benefits to a new generation of Somali children.

“Every child has a constitutional right to primary and secondary education free of charge,” the Prime Minister said. “In recent years too many young Somalis have been led astray by false religious training. A new education system must deliver proper religious instruction, rise above clannism, improve the position of teachers and enhance the condition of school buildings.”

He called on the conference to rise to the challenge and develop plans for a national curriculum so that Somali children could receive the education and training they deserved.

“Today is hugely important for Somalia. Seeing all these education experts here today makes me proud to lead a country emerging from traumatic times. I commend your devotion to improving Somali lives and I congratulate you for making this conference happen. With your help we will establish a solid foundation for education in Somalia – from primary school to university – which will be the bedrock of our children’s brighter futures. They deserve nothing less.”

ENDS

Ahmed Adan

Prime Minister’s Media Office

Mogadishu, Somalia

Email: media@opm.gov.so

Mobile: +252 (0) 616 440 028

Radio Jubba oo Kismaayo laga maqlayo, Barre Hiiraale oo ay taageereyso
Kn: Sidii aan shalay tabiney waxaa magaalada Kismaayo laga maqlayaa raadiye cusub oo moowjadda FM-ka ka hadasha.

Raadiyahan waxaa lagu magacaabaa Radio Jubba, kana soo gala moowjadda 99.9 oo FM ah, waxaana lagu soo waramayaa in uu warka kasoo lalinayo xaafadda Guul Wadde ee Kismaayo.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in raadiyahan uu taabacsanyahay Barre Hiiraale.

KismaayoNews.com

War Hadda Soo dhacay : Col. Yaasiin Raadaar oo Kismaayo lagu dhaawacay
Kn: Wararka aan ka heleyno Kismaayo waxa ay sheegayaan in toogasho lagu dhaawacay gudoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG ahaa ee Kismaayo.

Yaasiir Raadaar ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac daran soo gaaray, jirtana xaalad xiisad ah.

Ma heyno faahfaahin badan oo ku saabsan sababta iyo waliba xaaladiisa hadda.

Maamulkii uu ka tirsanaa ayaa looga gudbey dowladda Jubbaland oo dhawaan la doortey hogaankeeda, balse maadaamaa wali Jubbaland aanan la dhamaystirin waa uu shaqeeyaa maamulka.

KismaayoNews.com

Xamar, xubno baarlamaanka oo dawladda dhaliilay
Kn:Maanta, caasimadda waxaa shir saxaafadeed ku qabtay cutub ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo weeraray madaxda dawladda isla markaana garab iyo dhiiri galin u noqday maamulka Jubbaland.

Xildhbaanada ayaa nuxurka warka ay shaaciyeen waxaa ugu door roonaa;

In xukuumadda saacid ay ku fashilantay hawlihii loo igmay

In xukuumaddu ay ka danbaysay shaqaaqooyinkii ka dhacay Kismaayo

In madaxweynuhu uu ka talaabsaday dastuurka qaranka

In xildhibaanadii Nairobi shirka ku qabtay ay ahaayeen qeyru sharci

In maamul goboleedka Jubbaland oo yahay mid sharci ku dhisan

In ay taageerayaan, hambalyana u dirayaan madaxda iyo shacabka Jubbaland

Iyo ugu danbayn inay dawladda ugu baaqeen inay ku soo noqoto jidka saxda ee loo doortay oo ahaa inay dalka ka sameeyaan dib u heshiisiin dhab ah oo aan dadka colaad la galin, in shacabka la gaarsiiyo doorasho xor ah iyo in la abuuro ciidamo qaran, taasi oo dawladdu ka gaabisay, halka qodobada qaarna ayba bilcagsigeeda samaysay.

Xildhibaanadu waxay sidoo kale layaab ku tilmaameen, xildhibaanadii Nairobi warbixinta ku siiyay beesha caalamka, ayagoo ku tilmaamay ugu horayn inay ahayd in golaha baarlamaanka warbixinta la siiyo inta aan shisheeyaha loo warsheekoon, ayagoo dhinaca kalana ku tilmaamay mid sharci daro ah in xildhibaano aan ka tirsanayn gudiga xiriirka caalamiga isla markaana aan baarlamaanku dirsan ay dalka dibaddiisa u baxaan, misana warbixin siiyaan wadamo shisheeye. Arintan waxay ku tilmaameen mid sharaf dhac iyo ceeb ku qaranimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.

KismaayoNews.com

Jowhar oo jaah wareertay
Kn:Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa ka taagan qalalaase ku biyo shubtay gacan ka hadal dhaliyay khasaare naf iyo maal leh.

Laba beelood oo ku nool magaalada ayaa dab ka dhex shidmay ayadoo qolaba ay qolada kale ka eed sheeganayso, halkii xal laga raadin lahaana qoriga caaraddiisa maciin la biday.

Marka laga tago dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxaa jira barkac iyo cabsi baahsan oo la daristay shacabka ku nool magaalada iyo nawaaxigeeda tuulooyinka ku xeeran.

Mid kamid ah beelaha gorodda is daray ayaa dhanka kale ku eedaynaaya inay ka boobeen dhul beereed asal iyo isir ay u lahaayeen ayadoo loogu awood sheeganaayo magaca iyo hubka dawladda federaalka, halka dhinaca kale ee eedda loo jeedinaayo ay dhankooda leeyihiin dagaalka waxaa dhinaca kale la soo galay Alshabaab.

Dagaalka waxaa ka dhashay khasaare lixaad leh, waxaana wali jira cabsi la xiriirta inay dhacaan dagaalo kale oo khasaaraha kor u sii qaada. Ma jiraan wax waan waan la taaban karo oo laga dhex wado labada dhinac ayadoo dhanka dawladdana aysan wali wax war ah ka soo saarin eedaymaha loo jeedinaayo iyo waliba baaq ku waajahan joojinta dagaalka iyo qaboojinta xiisadda Jowhar.

KismaayoNews.com

Iftiin Xassan Baasto oo aanan meel lagu sheegin
Kn: Iftiin Xassan Baasto oo sheegtey madaxweynenimadda Jubbaland, kadibna inta maleeshiyaad abaabushey dagaal ku qaaday maamulka Jubbaland ayaanan la ogeyn meel uu jaan iyo cirib dhigey.

Wararka qaarkood oo Kismaayo la’isla dhexmarayo waxa ay sheegayaan in Iftiin laga yaabo in uu magaalada ka baxsaday, halka wararka kale sheegayaan in magaaladda wali ku suganyahay.

Iftiin oo ay dabada ay ka wadday dowladda Soomaaliya ayuu dagaalkii Kismaayo ugu magac baxay in uu yahay ninkii ugu horeeyey oo dagaal ka rida Kismaayo tan iyo intii Shabaabka laga saaray.

KismaayoNews.com