|
Caqliga iyo caadifadda
Caqliga iyo caadifadda |
|
Waddada Walaalnimada iyo Midnimada
Waddada Walaalnimada iyo Midnimada Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com |
|
ERGO GUUR
ERGO GUUR W/Q: Axmed Ciise Guutaale Arar. |
|
Qur’aan halgaad ah ! WQ Axmed Cabdi Samad
Muslimiintu waxay isku waafaqsanyihiin in Qur’aanka iyo Sunnada (xadiiska) Rasuulku scw ay xagga Rabbi ka soo dageen, ayna yihiin nicmo weyn oo Ilaahay iyaga ku galladaystay. |
|
Gooni isu-taagga tuulooyinka iyo jifooyinka [1]:WQ Axmed C/samad
Jifo walba waxay laamiga ka dhisatay tuulo u gaara; si ay ugu noqoto xarun iyaga loo yaqaan. Tuulooyinkaas la weegaaray maaha deegaan samaysi iyo magaalo dhisasho midna ee waa ficil lagu muujinayo jiritaanka gaar ahaaneed ee jifadaas. Si kale haddii loo |
|
Xaaladda Burcad Badeeda. WQ XAreed S. Cadaawe
Dhowr sano ka dib, burburka Soomaalida helay markii uu dabo dheeraaday. Ee warjeefkii iyo dhacii berrigu nolosha ka mid noqday, ayaa qaar Soomaalida ka mid ahi mooryaanimadii u wareejiyeen badaha iyo marinada biyaha ee caalamiga ah. Markaas ayaa madax-xanuunkii soomaalida hayey sii labalixaadsaday. |
|
SHABAAB IYO SHARIIF SHAR IYO SHIIKHEED
Duurjoogta libaaxa ayaa oday u ah, ma aanay dooran balse xeerka dugaagga ayaa kudhisan murtida ah ninkii xoog leh ayaa xaajo u falantaa!! Maalin maalmaha alle kamid ah ayuu jiraday sidaa daraadeed dawaco oo duurjoogta iyana |
|
Dad Colaadi Dhextaalo, Balse Heshiis ku ah in la Fashiliyo Qorshaha Prof.Gaandi ee Jubooyinka
Markii Wasiirka Gaadiidka Prof. Gaandi uu dhawaan Nairobi kaga dhawaaqay in ciidamada dawlada ee lagu soo tababaray Kenya ay ka hawl gali doonaan Jubbooyinka, waxaa isla markiiba soo baxay garabyo colaad weyni dhextaalo, balse hadda heshiis ku ah in laga hortago qorshahaas. Dawlada Soomaaliya iyo kooxda Alshabab labada midna raali kama aha in uu hirgalo qorshaha uu wato Prof. Gaandi. |
|
Xaashaa Lillaahiye beenta, Waa laga xishoodaa? WQ Aadam Zaki
Lagama helayo Dunida guudkeeda shaqo ama hawl hufan gun iyo baar , shaqo kasta oo aadamigu qabto waxbaa ka dhiman ama gaf ayuu ku dhacayaa sida ay diintuba qeexday , qof kasta oo insaan ah gaf wuu ka dhacaa kala soocna ma lahan Wariye Injineer Dhakhtar Macalin iyo masuul toona , talisyada ciidan waxay leeyihiin meelo askariga gafka gala lagu edbiyo garsoorkuna sidoo |
|
Waaya Arag hadduu talin lahaa, Yaa Wax fudud Moodey?. WQ Aadan Zaki
Inaad si fudud wasiir ama xildhibaan kaga noqotid Somali waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad tahay af-miinshaar yaqaana sida loo kiciyo beesha , sida loo qanciyo odaaysha dhaqanka dhaqan rogmay ee aan dantooda maahane aqoon danta guud , waa inaad xariif ku tahay beenta iyo khiyaanada , waa inaadan lahayn damiir wadaniyad , marka aad intaas kasoo baxdid way sahlan tahay in lagaa dhigo wasiir . |
|
Xuuraan: Saxaafada Soomaalida waa “Libin Xasad”
KN: Googaa: “Wax cirka tiir ku leh, dhulka taar ku leh, tagooga orgi leh, korka Shaash ku leh’?. Tani waa mid ka mid ah googaaleysigii caruurnimada iyo dhalintii miyiga |
|
Gabay: Muslim Dhaqankii. WT Mubashir Abdullaahi
Kuwii haka mid noqonina diintoodii kala goostay (qaybo ayay kadhigeen) iyaguna goosamay noqdeen, qayb waliba waxa agtooda ah way la dhacsanyihiin oo waa ku maqsuud. Suratul Ar Ruum |
|
Qaran Xamar u Qafaalan. WQ Darwiish Allaaleh
Toban sano in ka badan kahor ayaan waxaan daawaday cajal video ah oo ku saabsan dagaalladii ka dhacay inta u dhexaysa Xamar iyo Kismaayo qiyaastii sannadkii 1991kii. Cajelkaas waxaa ku jira Gen. Caydiid oo la hadlaya taageereyaashiisa; wuxuu yiri: “Nimanka Xamar duullaanka kusoo ah, nin kasta wuxuu wataa oo daba socda .... |
|
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya:WQ Aadan Zaki
Waxaan goostay inaan isu taagto Jago muran iyo is jiid jiid ka dib ay banyan Doonto Beesha Caalamka ileen ayadaa haattan nahaysatee waa Xilka Madaxwaynaha Somalia !!! waxaan go\'aankaas qaatay amigoo soo jeeda , markaan xaqiijiyay inaan xaq u yeelan karo isu sharixidda xilkaas Banaanan doona akhriste waxaan halkaan kusoo bandhigayaa |
|
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya:WQ Aadan Zaki
Waxaan goostay inaan isu taagto Jago muran iyo is jiid jiid ka dib ay banyan Doonto Beesha Caalamka ileen ayadaa haattan nahaysatee waa Xilka Madaxwaynaha Somalia !!! waxaan go\\\'aankaas qaatay amigoo soo jeeda , markaan xaqiijiyay inaan xaq u yeelan karo isu sharixidda xilkaas Banaanan doona akhriste waxaan halkaan kusoo bandhigayaa |
|
SOOMAALIYA IYO KHALKHALKA DIIMEED EE CUSUB:WQ Cabdiraxmaan Xaashi
Soomaalidu waxay muslim ahayd muddo dheer.Inkastoo aan si dhab ah loo aqoon waqtiga diinta Islaamku soo gashay geyiga soomaalida, haddana waxaa dad badani qabaan in Hijradii 1aad ee qaar ka mid ah Saxaabadii Nebiga(Caleyhi salaatu wa salaam) ay xabashida |
|
Hadaad i taageerti Muslim, Haddaad i mucaaraddana GAAL!!
Erayadan maanta ay adeegsadaan kooxaha ku kacsan dowladda uu hoggaamiyo horjoogihii beri iyaga hoggaamin jiray waxaa ka horreeyey erayo ka khatar yar oo maamuladii iyo kooxihii hore ku hal qabsan jireen, haddaad xusuusato dowladdii rayidka ahayd waxaa gobollo kamid ah soomaaliya uga kacsanaa koox |
|
ZamZam. Ayaan iyo Bishaaro. WQ Saynab Qorane
Mar hadii haweenkii maganta ahaa loo miisay xabashi oo waliba loo dhiibay kuwo aan u arxami doonin diin iyo dadnimana aan lagu ogayn , mar hadii ay gobaladii woqooyi iyo kuwii bari noqdeen suuqa laga iib geeyo geesiyaasha diiday gumaynta dadkooda iyo dalkooda , |
|
Finger licking pact for Ahlu Sunnah with TFG
KN: A very sweet pact has being signed in Addis Ababa between Ahlu Sunnah and transitional federal government of Somalia |
|
Alshabaab retakes Dhobley
KN: Somalia’s Alshabaab fighters re gained the control of border town Dhobley which was wrested from their control yesterday. |
|
Alshabab Wrested from the control of Dhobley
Hundreds of armed forces loyal to Sheik Ahmed Madobe, Hizbul- Islam leader in lower Jubba, staged a brazen attack on Dhobley, a town held by Alshabab, after 3 hour heavy fighting Hizbul Islam forces wrested control from Alshabab militias |
|
Xuuraan: Isbitaalka Dhoobleey, waa riyo rumoowdey (Qeybtii 2 aad)
KN: Qeybtii hore ee qormadani waxaan kusoo qaadanay nin riyoodey, tanina waxaan ku eegayaa waxa uga romoobey riyadiisa. |
|
MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY.
Valentine\\\'s day maalinta dareenka dahsoon (jacaylka) waa maalin in badan oo dunida ka mid ah si milgo iyo maamuus badani ku dheehan yahay looga weyneeyo loogana dabaaldego, damaashaadka iyo dareenka farxada huwani waa maalin ay si weyn dunida uga dhexmuuqdaan, waa maalin dad badan oo waayuhu kala qariyeen is tebaan, lamaanayaal tiro beel ahina kalsooni yo kalgacal hagar la\\\'aan ah is weydaarsadaan, iyagoo qiyaasaya ballaca iyo jooga jacaylkoodu intuu leeg yahay iyo siduu midba midka kale ugu laab-xaadhan yahay uguna uur-sanyahay, iyagoo xasuustooda kasoo dheeganaya waayo waxay soo mareen iyo waagii ay nolosha bilaabayeen qaabkay u wadaageen dareenkooda dahsoon. |
|
Waxaadan lahayn laguma weynaado: WQ Aadam Zaki
Wax aadan lahayn laguma waynaadoNin Been Hawaas lagu naanaysi jiray dhaqan uu lahaa dartiina ugu baxay magaca Been Hawaas ayaa maalin Ragg gaajaysan ku jiri xaafadii hebel waxaa ka jira Sab (Muraad) Raggii oo hamuun qaba |
|
Sheekh Maxamed Idriis: Ceelka Yaa Ka Cabaya?
Bishii December 24keedi ilaa 4tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5tii January ilaa 28kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka South Africa oo |
|
Raali Galin iyo dib usixid qoraal laga qorey Sh Xasan Turki
Qoraal dheer oo faallo ahaa kuna soo baxey boggan KismaayoNews oo cinwaankiisu ahaa: Uurka Alshabaab iyo Oogadana Xisbul Islaam: Maamulka bogga KismaayoNews waxey aad uga xunyihiin qoraalkaas baxey oo ahaa mid jaaifo ku ahaa Sh Xasan. Qoraalkan oo si khalad ah kusoo galay bogga ayaan ugu horeyn Illaahay waydiisanaynaa inuu naga cafiyo waxii danbi ah iyo gafkaas. |
|
Maanta Daraawiishta Barina Kulliyadda Jaalle Siyaad. Aadam Zaki
Maanta Daraawiishta Barina Kulliyadda Jaalle Siyaad |
|
Xuuraan: Isbitaalka Dhoobleey, Waa riyo rumoowdey (Qeybtii 1aad)
KN: Imisa idin ka mid ah oo riyoota, waliba soo jeedka ku riyoota, imisa idinka mid ah oo riyootey 1975tii, kana fikirey in 30 sanno kadib ay riyadaasi rumoobi doonto |
|
Xuuraan: Soomaalida Kenya, waa geel ciin daaqay
KN: Waxaa la yiri ”geeloow daaq, oo daaq, oo daaq, laakiin maalintaad ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa”, tani waa xaalada rasmiga ah ee ku dhacday Soomaalida Kenya. |
|
Oohintu Orgiga Ka Weyn...! WQ M Heebaan
Gabadh Somaaliyeed oo gashaanti ah ayuu qoyskooda orgi ka dhintay. Dabadeedna gabadhii ayaa baroor qabsaty oo oohinteedii la aamusiin waayay. |
|
Aqoontiyo Garaadkeenu, Sow Eber ma soo dhaafo?
Qof waxaa jira ku qanacsan in shisheeye kuu taliyo waxaa la yiraah kaas shisheeye kal kaal, ma rumaysna inuu dadkiisu awoodaan inay is xukumaan kuwa noocaas ah waxay u hor seedaan dhulalka ay ku nool yihiin gumaysi xeel dheeraada sida waxa ka taagan Ogadeniya |
|
Xuuraan: Guurso Sedex Xaas
KN: Xariirada bini’aadamka ka dhaxeeya waa badanyihiin waana kala duwanyihiin, sidoo kalana waa kala sokeeyaan oo waa kala muhiimsanyihiin, laakiin ma jiro xariir labbo qof dhexmara oo keenaya isu dhawaansho illaa heer labada qof ay dareemaan in ay yihiin hal qof, kaasina waa xariirka ku yimaada guurka |
|
Xuuraan: Candhuuftaada dib u liq, weey ku anfacaysaaye
KN: Bal eeg oo u fiirso, meel kasta oo aad dalka ka joogto muwaadhiniinta jooga (K/Afrika) ee dariiqyada maraya ama jooga goobahooda ganacsiga ka dhex fiiri qof candhuuf tufaya (baj) oo misane dariiqa ku tufaya. waxaan hubaa in aadan arkaynin. |
|
Xuuraan: Tashi mise tamashleyn “Mombasa”?
KN: Guux iyo garwaaqsi la’aan ayaa ka dhex aloosan Soomaalida meel kastooy joogtaba iyadoo calaamad su’aal weyn la dul dhigey shirkii ka socday Mombasa ee soo dhamaaday doraad. |
|
Taalo Xamar uga taaga taliye Qeybdiid
KN: Halgamaa, halyeey, hogaamiye geesi ah , horsocod iyo haldhaa waa magacyada uu isugu yeero Jeneraal Cabdi Cawaale Qeybdiid marka uu la hadlayo taageerayaashii ka maarmi la’ waxqabadkiisa ee banaanbaxyada u dhigaya. |
|
Puntland Butchers Must Be Brought to Justice
Puntland Butchers Must Be Brought to Justice |
|
Cidlaa laga kaxaystaye miyaa, Cudud la ii sheegtay !!! By Aadam Zaki
Horta yaa dajiya Man\\\'haj wax barasho oo looga dan leeyahay in wax lagu baro ubad lagu fulin doono siyaasadaha dal leeyahay kuwiisa dhaw iyo kuwa fog ? yaa xaq u leh bar baariya gurboodka la is leeyahay Barri ha noqdaan hoggaanka Dalka? Kuwa la doonayo inay noqdaan cududda Difaac ee habayn iyo maalin u taagan inay ka ilaaliyaan ciiddooda Hooyo wixii kusoo xad gudba yay tahay inay dhisaan heerarkooda aqooneed inta ay maskaxdoodu curdanka tahay ? |
|
The African Renaissance……………! By M. Heebaan
The African Renaissance……………! |
|
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (Q. 3aad)
Qeybihii koowaad iyo labaad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay: qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo la turjumay, ahmiyadda gaar ahaaneed ee qisaani leedahay iyo qeyb ka mid ah faa’iidooyinka qisada gaar ahaan faa’iidooyinka Alle weyne ka hadlaya iyo kuwa cilmiga ku saabsan. Qeybta seddexaadna waxaan ku soo qaadaynaa faa’iidooyinka ka hadlaya aadaabta saaxiibtinimada iyo faa’iidooyinka kale ee caamka ah. |
|
The man who destroyed Somalia... Meles Zenawi By Eng. Barre Burale
We have seen in decades passed how groups that seemed strong and capable of uniting or at least providing some sense of sanity for the common Somali folks came and went. We have had moments that gave us some sense of hope in the midst of turmoil and carnage. But those hopeful moments for our beloved country soon evaporated and we have seen things returning to the old ways of chaos and destitution for our good people. We sometimes ask ourselves “how did we get to this low point in our history?”. |
|
Hambalyo Abwaan Maxamed Stanza oo Khartuum ku aqalgalay
Hambalyo Abwaan Maxamed Stanza oo Khartuum ku aqalgalay |
|
Halkani waa Raadiyoow Muqdishoow
KN: DKMG ah ayaa xariga ka jartay markii ugu horeysey idaacad afkeeda ku hadasha, iyadoo dib loo howlgaliyey idaacadii qaranka ee hore ee Raadiyoow Muqdishoow |
|
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (qeybta 2aad) By Axmed C/samad
Qeybtii koowaad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo aynu af soomaali ku tarjumnay. |
|
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (qeybta 1aad) By Axmed C/samad
Bukhaari iyo Muslim baa ka wariyey Saciid Ibnu Jubeyr in uu yiri: Cabdullaahi Ibnu Cabbaas baan ku iri: Nawf Albikaaliy wuxuu ku andacoonayaa: in Muusaha raacey Khadir uusan ahayn Muusihii reer Banii Israa’iil, markaas buu yiri Ibnu Cabbaas: been buu sheegay cadawga Ilaahay!. |
|
Dabinkii la inoo dhigaba ma ku dhacaynaa?
Ma yara dabinada la inoo qoolay oo aynu badankooda ku dhacnay, walina aynaan ka bixin iyo kuwa aynu hadda ku sii soconoba. Iyada oo muddo aynu ku jirnay laandayro marar kala duwan ina la kacay, xargo badana ina ku xirxiranyihiin, oo cadaaweheenu hadba meeshii uu doono ina ka cantuugayo ayaa Alle mahaddi si aan la filayn mar loo hinqaday, xargihii badnaana bar la iska gooyay, waa kacdoonkii maxkamadaha’e. Raggii aynu siriqda ugu jirnayna kolkaasey kala orod iyo xarga xiris hor leh bilaabeen. |