Dhibka Odayaasha Dhaqanka. WQ Aadam Zaki    February 20, 2012
Nin waliba halka bugta isagay bal bashaa , Ninka Hooyadii oohinteeda arkayee qoslaya garasho iyo gar
Somaliya Moogiye !!! By Aadam Zaki    February 18, 2012
Dawlad kasta waxay sugtaa nabad galyada dhulkeeda badeeda iyo hawadeeda , si aan cadawga dibeda iyo
Qodobada Shirka London Maxaa nooga Baxay?W/Q: Abdihakin A. Asir    February 17, 2012
In kasta oo shirka waxtarkiisa iyo wax tar yaradiisa lagu ogaan doono waxa ka soo baxo hadana dadka
Ha u nixin! By Xasan M. Ibraahim    January 28, 2012
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna
Iska dheh By Cabdirizak Sugulle    January 28, 2012
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan a
Shabaaboow haragii ku cesha W/Q Xasan Obsiiye    January 24, 2012
Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa
xasan maqaal Waa laga bogsan doonaa dhibaatada labada Shariif iyo Shabaab    January 24, 2012
Ku:-Saxaafada Madaxa Banaan   Dalka soomaliya oo mudo kudhow 22 sano dhexdabaalanaya dhibaatooyi
Maalmo adag iyo Andalus.WQ Abdikadir Diriye    January 24, 2012
Dhacdooyinka taariikhda waxaa in badan laga qaataa cashar lagu iftiinsado waqtiga markaa la joogo wa
Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha. Axmed C/samad    January 23, 2012
Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sa
Kumaa labadeena saxan/khaldan?    January 23, 2012
Umad waliba waxaay leedahay ujeedooyin, ahdaaf,mabaadi iyo masaalix guud oo u gaar ah islamarkaana m
Si walba u dil!    January 14, 2012
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay
45[1] Baarlamaankii wuu Bogsaday‏    January 7, 2012
Marka dib-loogu laabto taariikhada waxaa ladhihi karaa dhibaatadii soo jirtay kudhawaad 10 sano maan
WELI QORAXDII BAAN TAAGAN NAHAY!!    January 6, 2012
18-kii Bishan Diseember waxay aheyd maalin kuleylka, dabeysha iyo siigada ay u dheereyd Naxdin saxaa
Ma xubneey soo dooran mise xoolo ?!!!    January 3, 2012
Inkastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma
Kenya Ma Weerari Karto Kismaayo, Balse Itoobiya Waa Qabsan Kartaa Beled-Weyne!    January 1, 2012
Kenya oo ogolaansho ka haysata DKMG ee Soomaaliya ayaa ciidamo u soo dirtay Soomaaliya bishii Oktoob
The Somali Famine, Despair and Resilience. By Sadia Ali    December 14, 2011
Viewing from afar the grim images of women, children, and elderly suffering from the agony of pr
Aniga iyo Sh. Xassan Maxamuud Takar By Sh. Shibili    December 11, 2011
الحمد لله وكفى، والصلاة والسلام على رسوله المصطفى، وعل
Midnimada Muslimiinta    December 11, 2011
Waxaa laga joogaa wax ku dhaw todobaad inta uu mootan yahay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, Ilaahay
Kaliil iyo Kooxda Garbahaareey. Aaden Zaki    December 4, 2011
Dawlad inaad ahaato waa inaad dadkaaga ka ilaaliso cid kasta oo kusoo aabyoota haddii ay gaf galaana
Imaam Shiikh Axmed bin xanbal oo lacnaday AL-shabaab !!!!‏    November 23, 2011
Akhristoow Cinwaankan ma rabo in aan kugu soo jiito se waxaan ka wadaa mid run ah maxaayeelay Imaamk
Duulaanka Kenya dhib iyo dheef. Rashid Olaad    November 6, 2011
Shacabka Soomaaliyeed ee jubooyinka waxaa soo foodsaaray jawi colaadeed iyo bara kicin arxandaro ah
Sh.Shariif Ma Diidana Faragalinta Kenya, Laakiin! WQ Dr M. Abaas    October 30, 2011
Madaxweynaha DKMG Sh.Shariif Sh.Axmed ma diidana faragalinta ciidamada Kenya ee Soomaaliya, laakiin
Gaaladiina miyaa ka fiican gaaladeyna.WQ Axmad Xalaal)    October 28, 2011
Bismillaah, sanadki 2009ki January ayey aheyd markii madaxweynaha soomaaliya Shariif sheikh Axmad uu
Bayaan ku saabsan gelitaanka ciidamada Kenya dalka Somalia.Farah Kolley    October 27, 2011
بسم الله الرحمن الرحيم وبه نستعين علئ أمور الدنيا
Kenya uma ogalin inay Jubooyinka iyo Gedo gasho: Sh Sharif ma riyaa mise waa riwaayaddii is rogga badneyd? Dr Abdullahi Bayle    October 27, 2011
Saan wada ogsoonahay Somalia waxay noqoto 20 sano ee dambeeyey meel aan nidaam dowlo ka jirin. Waxay
Sh.Shariif oo Kenya Dhaliilay: Qiiro Wadaniyeed Mise?!WQ Dr M. Abaas    October 25, 2011
 Todobaad ka dib markii ciidamada Kenya ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, madaxweynaha DKMG Sh.Sha
XADEYNTA BADDA SOOMAALIYA    October 1, 2011
SUAAL. Waa maxay farqiga udhaxeeya (Somali Territorial Sea) oo macnaha ah Dhul badeedka wadanka Soom
DHIIG BAXA G.MUDUG IYO DHAGA ADAYGA FAROOLE    September 27, 2011
Hadaan maqaalkayga been ka ilaasho kuna bilaabo hadal kiisa san . Ee aan lahayn wax turxaan ah Wa
Isbaaradii dumarka By Cali Daahir    September 27, 2011
Isbaaradii Dumarka Miyaad Ila Guursatay? Iga Guur! ذَلِكَ بِأنَّهُمْ كَرِ
Xildhibaanada Absame Shaqadoodu Maxay Tahay?    September 24, 2011
 “Xildhibaan” macnaheedu waa: qof xil dhibaayo oo dareensan haddii xilka uu hayo u gudan waayo
Muluuk-adawaa’if iyo maamul goboleedyada soomaaliya (w/q Axmad Xalaal)    September 20, 2011
Bismillaah, taariikhda islaamka markii dib loo milicsado waxaa lagu arkayaa bogag aan la jecleysaney
Madax Dalkaada dayuurad ku timid Dal kuuma Dhisayaan.WQ A. Asir    September 1, 2011
Dhibaatooyinka Soomaaliya ka jira ma aha kuwo u baahan in waqti badan looga qaado qof Soomaali ah wa
Qisso Xanuun badan: musuq-maasuq hareeyay Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Sanca –Yemen By Sacdiya    September 1, 2011
Soomaaliya, waxa ay safaarado ku leedahay wadamada Afrika iyo Carabta , intooda badan waxa ay ku lug
Azania – Yaa Diidan, Yaase Daageersan?    September 1, 2011
Gobolada Jubbooyinku waa deegaanada ugu nabad galyada xun dalka. Sababtuse maxay tahay? Jawaabta oo
Qabiili iyo Qabiiliiste By Cabdiqadir Cabdi Diriye    August 6, 2011
Waa labo qof oo isku shaqo qabta, isku ujeeddana ah laakiin midna sharaf leeyahay midna shaydaan yah
Waxbadso waxbeel bey leedahay!!! By Abukar Y. Warsame    August 6, 2011
Inta aanan u gelin qoraalkan gaaban oo aan ku cabbirayo xaaladda maanta waddankeenii ka taagan waxaa
Rooxaanland – W/Q: Xaashi Yaasiin Cismaan    August 6, 2011
Arar & Afeef Qoraalkan aan ugu magacdaray „Rooxaanland“, wuxuu daba socdaa oo dhammaystir
Alla ninku gaalsanaa! By Axmed C. Samad    August 6, 2011
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com           Gaalnimadu waa wax aad u xun, waana dambi
Beenta Maraykanku ka sheegay dilkii Usaama Bin Laden!    August 6, 2011
Iyadoo inta badan shakigii laga qabay dilka Usaama Bin Maxamed Bin Cawad Bin Laden uu meesha ka baxa
Waa maxay sirta noloshu?    August 6, 2011
Sirta noloshu waa hal-ku-dheg isticmaalkiisu ku badanyahay bulsho waynta ku hadasha afka Soomaaliga
Shabaab iyo shariif iyo shacabka yaa u kala shafeeca!    August 6, 2011
Marka hore waxaan u mahadcelinayaa .Saafi Ciise... maqaalkii dheeraa ee kusoo baxay shabakada Kismaa
Caqliga iyo caadifadda    August 6, 2011
Kn: Aduunyadu meel mataagna isbadalkeeduna waa joogto wacyiga bani aadamka iyo hadba siduu ufikiraya
Quraan Halgaad ah!. WQAxmed C/samad    August 6, 2011
Muslimiintu waxay isku waafaqsanyihiin in Qur’aanka iyo Sunnada (xadiiska) Rasuulku scw ay xagga R
Gooni isu-taagga tuulooyinka iyo jifooyinka [1]:WQ Axmed C/samad    August 6, 2011
Jifo walba waxay laamiga ka dhisatay tuulo u gaara; si ay ugu noqoto xarun iyaga loo yaqaan. Tuulooy
SHABAAB IYO SHARIIF SHAR IYO SHIIKHEED    August 6, 2011
Arar Duurjoogta libaaxa ayaa oday u ah, ma aanay dooran balse xeerka dugaagga ayaa kudhisan murti
Xayeesiis 25x250