Walloow uu yaraa qasaaraha dagaalka oo ay 2 qof ku dhinteen si ka duwan dagaaladii hore ayaa hadane dagaalka waxa uu ahaa mid adag. waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 10 qof.
Xaafadaha uu dagaalka ka dhacay waxaa ka mid ah Wardhiigleey, Boondheere iyo Cabdicasiis, wuxuu dagaalka istaagay waabarigii saakay
Lama oga cida dagaalka biloowdey laakiin wuxuu imanayaa xilli magaalada ay isu diyaarineyso dagaalo indho-iska-tuur ah oo la filayo in ay dhexmaran DKMG ah iyo xoogaga muqaawamada