Xayeesiis 468x60
Jaad iyo Afgooye, waa 10 jeedal Published: 8 February 2010
KN: 35 qof oo lagu soo eedeeyey in ay jaad ku iibiniyeen Afgooye ayaa lagu dhugtey min 10 jeedal oo lagu xukumey maadaamaa ay jabiyeen amar horey loosoo rogey
Dadkani ayaa lasoo qabqabtey iyagoo iibiniya jaadka xilli uu mabnuuc ka yahay magaalada, maamulka Afgooye ayaa xukunkan kadib gaadiidka jaadka iyo dadka ka ganacsata ugu baaqay in ay u hogaansamaan amarada lasoo rogey.