Xayeesiis 728x90

Xayeesiis 468x60
Mukhaalafaadka. WQ Ali Daahir

Published: 7 April 2009

الْمُخَاْلَفَاْتُ


Mukhaalafaadka


Dilka Xaq Darada Ah


Caasi Waalidayn


Buuqa Ka Daaya Baytka Alle


Dhibaatooyinka Carabka


Qabyaaladda


Burcadda


Is Caddayntu Waa


Camal Shaydaan





Aroosyadu Beryahaan:




Raggu Waa Barqadii




Dumarkuna Habeen Barkii!




 




 Kala Noolaanshaha Qoyska



Dalqadihii Dhammaade


Caruurna Way Dhalaan!



WQ: Cali-Daahir X Muxammad


mohiyadin@hotmail.com


مقدمة


Hordhac



بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيْمِ الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ  والصَّلاةُ والسَّلامُ عَلَى نَبِيّناْ مُحَمَّدٍ وَآلِهِ أجْمَعِيْنَ.



Canaawiintaa tobanka ah ee dusha ku xusan waa kitaab aan ku ururiyay qaar kamid ah maqaalaad aan ka qoray waxyaabaha mukhalafaadka ah ee ay dadku inta badan sahashadaan iyagoo aan lagu  baraarugin khatartooda.





Sidaa darteed baan u doortay mowduucyadan inaan isugu geeyo hal kitaab si walaalaha aan nasiibka u helin inay maqaal ahaan uga faaiidaystaan ay kitaab ahaan ugaga faaiidaystaan.



Kolka ay daabacaadu dhammaatana dib baan idinkugu soo wargelin doonnaa haddii Alle idmo.




وبالله التّوفيق




وصلّى الله وسلّم على نبيّنا محمّد وآله أجمعين  




KismaayoNews.com


LA XIRIIRA
  Shareecada Xukuumad Ku Sheega: Bad iyo Bariba Waa beec:WQ Cali-Daahir X Muxammad
  Taarikhda Mawliidka iyo diintu waxay ka qabto‏
  Ma Rabtaa inaad Dunuubta oo dhan iska dayso!
  Salafiga Sirxan
  Dalqadihii Dhamaade, Caruurna Way dhalayaan!.


Xayeesiis 25x250