Xayeesiis 728x90

Gabay: Nabadda Taageera. WQ Mubashir
Nin baa layidhi hebeloow goormaad seexataa? markaan geela shubayo ayuu ku jawaabay. Sidii oo kale hogaanka Soomaaliyeed kama xishoodaan beenta, wuxuu ku suganyahayba adigoo og buu misane yiraahdaa (wadankii gacanta ayaan kuwada haynaa, dadku 99% anaga ayay na taageersanyihiin iyo dalkii waan xoraynay ee wax yar baa laaban)
DHAXAL WAREEG: Dhiifoonaada Soomaaliyeed Dheeshu Waa halise!
Mar haddii dhulkeennii la yiri dhaqsada oo keena Haddey xaajadii dhii tagtoo DHAXAWAREEG Muuqdo Waa waajib inaan dhiidhinnoo wey dhanaantahaye Dhiifoonaada Soomaaliyey dheeshu waa halise.
Tuug Baroole waa gabay cusub oo ka hadlaya badda la bixiyay iyo khayaanada qaran
Gabaygaan la magac baxay TUUG BAROOLE waxaan tiriyay markii aan ka war helay in ay niman Soomaali sheeganaya Kenya heshiis kula galeen in Kenya loo ogolaado in ay qaadato qaybo ka mid ah badda Soomaaliyeed.
ERAY-CILMI-AFEEDKA AFKEENNA HOOYO Qalinkii Stanza
Luuqad kasta oo ay qowmiyad ama bulsho ku hadasho waxey leedahay eray-cilmiyeed loo adeegsada laamaha luuqaddaasi ka kooban tahay, waxaana afka qalaad ee English Language, lagu yiraahdaa:
Dawlada u Sheega (Gabay)
Dawlada u Sheega (Gabay)
Gabay: Dawladnimo. WT Xuseen Cabdi Xalane
Xuseen wuxuu gabaygan tirintiisa gocdey horraantii 2008, wuuse ka wahsaday inuu dhammaystiro. Laakiin billowgii bisha November 2008, ka dib markii la weydiiyey maxay dawlad Soomaaliyeed u cago-dhigan la’dahay ayuu ebyey. Wuxuu abwaanku joogay magaalo madaxda Suudaan ee Khartoum, wuxuuna ku halqabsaday Axmed-jaalle oo ah nin Soomaalinimadu aad ula weyn tahay saaxiibona ay yihiin. Wuxuu yidhi:
Gobonimo: Gabaygii Xaaji Afqalooc ee 1943
Gobinimo: Gabaygan waxaa tiriyey Xaaji Aadan Afqalooc waxuuna tiriyey 1943-dii isagoo ka hadlaya qaabka gobinimo loo gaadhi karo iney tahay in dagaal iyo dhiig loo huro mooyee aan ciyaar lagu heleynin xornimo iyo gobonimo. 67 sano kadib waxaa hubaal ah in gabaygani yahay mid maanta taagan.
Layma Maqashiiyo (Gabay)

Gazaay samir gargaarkii Alliyo guusha waad heliye (Gabay)
Gazaay samir gargaarkii Alliyo guusha waad heliye
Nimankaa Xijaabkiyo, gadhkiyo nacay surwaal gaaban (Gabay)
Nimankaa Xijaabkiyo, gadhkiyo nacay sarwaal gaaban
Muqaawamadu ha Midowdo (Gabay)
Muqaawamadu ha Midowdo (Gabay)
Maxaakiimtu waa faraj alle iyo Faatax noo yimide (Gabay)
Maxaakiimtu waa faraj alle iyo Faatax noo yimide (Gabay)
Dawladnimo (Gabay)
Dawladnimo (Gabay)
2 Shariif (Gabay)
2 Shariif Gabay
Â