|
Mayoow Teeysiyoow, magaca ka raac
Kn:Wuxuu ahaa kaabo maleeshiyaadkii RRA, wuxuu soo caanbaxay sanadii 2004 tii xiligaasi oo idaacadaha Xamar uu abuurey warar xiiso leh kadib kala jabkii dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Raxanweyn, ninkani wuxuu ahaa garabkii Aadan Saransoor iyo Aadan Madoobe, haatan Alshabaab ayuu isu soo dhiibey |
|
Xamar oo maanta oo Jimco ah deggan
Kn: Magaalada Xamar ayaa maanta oo jimco ah u muuqato mid deggan kadib dagaalo maal mahaan ka socday xaafado ka tirsan magaalada Xamar. |
|
Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Xamar(K)
Kn:Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xamar oo ay soo caga dhigtay Diyaarada Nooca Militariga ah una socotay AMISOM sida wararka aan ka helayno Eraboodka. |
|
Uganda oo qiratay Ciidamo dheeri ah in ay geeysay Somaliya.
Kn: Taliyaha ciidamada lugta dalka Uganda Katumba Wamala oo saxaafadda kula hadlayay Arbacadii shalay garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee dalka ayaa sheegay inay goaansadeen in 750 askari oo kale u diraan Xamar. |
|
War deg deg ah (Kn)
Kn: Madaafiic cul culus ayaa haatan ku hoobanaysa suuqa wayn ee Bakaaro ee Magaalada Xamar dad yaraa oo saakay u shaqo tagay ayaa haatan ku kala dhuumanay guryaha shubka ee ku yaalo Suqaas. |
Tahniyad Dhalasho farxad leh
Kn: Ehelada, qaraabada iyo asxaab kala joogta dunida daafaheeda oo kor u dhaafaya 50 qof ayaa tahniyad dhalasho u diraya Axmed Sh. Ismaaciil iyo Faadumo Sh. Badri oo gabari ugu dhalatay Jigjiga. |
|
Yeed oo Ciidamo Itobiyaan ah soo gaareen
Kn: Wararka laga helayo gudaha Degmada Yeed Ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Cutubyo Ciidamo Itoobiyaan ah soo gaarayn Halkaas.. |
Isbitaalkii Salagle oo saldhig ciidan loo rogey
Kn: Maamulka Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa weeraray xarun caafimaad oo ku taala magaalada Salagle kadibna joojiyey gabi ahaanba shaqadii isbitaalka. |
|
Maxamed Dheere oo sheegay in dagaalka Xamar hadaf lahayn
Kn: Maxamed Cumar xabeeb (Maxamed Dheere) Gudoomihiyii hore ee maamulka gobalka Banaadir ee DKMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada iska sii socda ee magaalada Xamar, |
|
Madaafiic badan oo laga maqlayo goobaha laysku hor fadhiyo Xamar.
Kn: Jawi degenaasho ayaa laga dareemayaa kadib 9 maalinkii ee la dhaafay oo ay Xamar ka socdeen dagaalo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidama AMISOM oo garab siinaayo kuwa DKMG Soomaaliya |
|
Dhimashada Miinadii la kacdey BLda oo sii kordhaysa
Kn: Geerida dadkii shalay miinada kula kacdey wadada Warshadaha ayaa kor u dhaafey 13 qof iyadoo tiro intaasi ka badana ay la ildaran yihiin dhaawacyadii ka soo gaaray qaraxaas. |
|
Sargaal Sare oo lagu dilay Laascaanood
Kn: Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Cabdi ciise Nuur oo ah Taliyihii asluubta Gobalka Sool, kooxa hubaysan xalay ku dileen gudaha Magalada Laascaanood |
|
Maamulka Alshabab Beled Xawo oo Amaro soo rogay
Kn:Masuuliyiinta Alshabaab Ee Degmada Beledxaawo Ee Gobolka Gedo ayaa soo saaray amaro cusub oo horay looga baran, amaradani ayaa ah in Shabacbka kunool Degmada Beld xawo ay iska diiwaan galinaa Xafisi loo sameyay Dadka Sakada dhiibaya. |
|
Uganda oo daneysay in Somaliya u dirto 10.000 askari.
Kn: Xukuumada Uganda oo ay haatan ciidamo ka joogaan Soomaaliya ayaa balan qaaday in ay ciidamo dheeraad ah u diri doonto dalka Soomaaliya |
|
Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Kuliyad Jale Siyad
Kn: Dagaal kulul ayaa waxa uu ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Xamar oo fariisin u ah Ciidamada Amisom kuwooda dalka Burundi.. |
|
Xamar oo Saaka yaro degan
Kn: Magaalada Xamar ayaa saaka waxa ay u muuqataa mid dagan kadib dagaalo maal mahaan ka socday xaafado ka tirsan magaalada Xamar. |
|
Dagaal ayaa ka bilowdey goor dhaw Waqooyiga Xamar
Kn: Dagaaladan ayaa maanta ka soconaya waqooyiga magaalada Xamar gaar ahaan deegaanada ay maalmihii ugu danbeeyay isku horfadhiyeen dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada caasimada ee Xamar.. |
|
Howlgalo ka socda saakay Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banadir
Kn: Askarta DKMG Soomaaliya ayaa saaka howlgalo baaritaanaa waxa ay kawadaan degmada Xamar Jajab ee gobalka Banadir. |
|
Dr.Cabdiqaasim Madaxweynihi hore Somaliya oo ka hadlay dagaalada Xamar.
Kn: Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadalay dagaalada ka socda magaalada Xamar ee caasimada Soomaaliya. |
|
Hogaamiye diimeedka Atam oo hadley
Kn: Hoggaamiye diimeedka wata ciidamada ka soo horjeeda Puntland Maxamed Siciid Atam oo ka dagaalanta gudaha iyo daafaha deegaanka buuraleyda Galgala ee gobolka Bari ayaa ka hadley dagaaladii ugu dambeeyay ee ay la galeen ciidanka Puntland. |
|
Sargaal Yugaandhees ah oo ku baaqay in la soo daabulo Cidamada Uganda ee ku sugan Somaliya
Kn: Masuul u tartamaya jagada Madaxtiminada wadanka Uganda ayaa ugu baaqay Dowladda Uganda inay ciidamadeeda ay kala soo baxdo Magaalada Xamar, isagoo tilmaamay in xilligan aysan wax faaido ah ugu jirin joogida halkaa. |
|
Raaf Bosaso ka bilaawdey mar kale
Kn:Booliiiska iyo ciidamada kale ee amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso maanta ka bilaabay hawlgal baaritaan ah oo ay ka fuliyeen xaafadaha iyo hotelo ku yaala bartamaha magaalada. |
|
Shacabka ayey weerar ku yihiin sida waxa yiri (Tarsan)
Kn: Maamuulka ugu sareeyo maamulka gobalka Banaadir ee DKMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xoogaga ka soo horjeeda in ay la dagaasanyihiin dadka Rayidka ah oo aan waxbo galabsan. |
|
Dhaq dhaqaaqyo Milatari oo Itoobiya Xaduudaha Somaliya ka wado.
Kn:Wararka laga helayo degaanada xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiyaanka ayaa sheegaya in guutooyin ka mid ah ciidamada militarigooda ay ka soo talaabeen xuduuda dhinaca Feerfeer ee gobolka Hiiraan. |
|
Xamar oo yaro degan
Kn: Jawi daganaasho ayaa waxaa laga dareemayaa xaafado ka tirsan magaalada Xamar oo maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo ka dhacayeen. |
|
Itoobiya oo sheegtay inay Somaliya so faragalin doonin
Kn; Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay diyaar u aheyn in ay faragaliso arrimaha cakiran xiligan ee dalka Somaliya. |
|
Madaafiic ku dhacdey Xaafadaha Xamar oo qasaaroyin sababay.
Kn: Madaafiic ku dhaceen xaafado ka tirsan magaalada Xamar ayaa waxa ay wax yeelo ka soogaartay dadka rayidka ah ee ku noolaa xaafadahaas. |
|
Alshabaab (Suyadii waan Jebinnay)
Kn:Xarakada Shabaab ayaa ku sheegay in dagaaladii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Xamar ay guulo waa weyn gaareen. |
|
Dagaalka Xamar oo galay maalintii 6-aad
Kn: Dagaaladii dhex marayey ciidamada DKMG Soomaaliya iyo waliba kuwa AMISOM oo isku dhic ah iyo ciidamada xarakada Al-Shabaab ayaa waxa ay kasocdaan magaalada Xamar. |
|
Saraakiisha Militariga Uganda oo sheegay in ciidan loo dirayo Somaliya
Kn: Uganda ayaa sheegtay in ay diyaarinayso ciidan loogu talo galay in ay tagaan dalka Soomaaliya si ay garab uga noqdaan ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Xamar.. |
Gandi oo Kismaayo usii kutubaya
Kn: Waraysi uu bixiyey dhawaan Prof. Cabdi Maxamed Gandi ayuu ku shaaciyey damaciisa aan ka noqosahada lahayn ee duulaanka uu ku yahay gobolada Jubooyinka oo ay xarun u tahay Kismaayo |
|
Cabsi ka jirto magaalada Baladweyne iyo Cidamo Itopiyan Kalabayr yimid
Kn: Miltariga dalka Itoobiya ayaa saaka soo buux dhaafiyey deegaanka Kalabeyr ee duleedka magaalada Baledwayne ee gobolka Hiiraan. |
|
Ururka Ahlu-Sunna o shegay inaysan u dulqaadan doonin Al-shabab
Kn: Ahlu-Sunna qeybtooda ku sugan gobolka Banaadir ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in dagaal lala galo Kooxda Alshabaab oo ay ku eedeyeen in Dalka Soomaliya ay soo galiyeen dagaalyahano Ajnabi ah oo ay ka kala keeneen meelaha ay Asiya, Afrika iyo qeybo kale oo ka mid ah caalamka. |
|
Afhayenka Cidamada Alshabab oo dagaalada Xamar hadlay
Kn: Xoogaga Al-Shabaab oo dagaalo kula jirta DKMG Soomaaliya iyo kuwa garabka siiya ee AMISOM ayaa guul ka sheegatay dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Boondheere ee Xamar.. |
|
Wararkii ugu dambeeyey ee Magaalada Xamar.
Kn: Iyadoo maanta wax dagaaladaa saa u buuran aysan ka socon magaalada Xamar ayaa hadana waxaa goobihii maalmihii ugu danbeeyay lagu dagaalamay waxaa laga maqlayaa risaas goos goos ah oo ay is waydaarsanayaan dhinacyada dagaalamay. |
|
Qaadleyda Kismayo oo loo digay
Kn: Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa soo saarey digniin ku socota Haweenka Soomaaliyeed ee qaadka ku gada Kismaayo. |
|
Bayaan ay soo saareen Sh. Umal, Sh. Shibli, Sh. Cabdiraxman Cumar iyo Sh. Xasan Ashkir
Magaalada Nairobi waxaa ka soo saaray bayaan ay kaga hadlayaan aragtidooda diiniga ah heshiiskii dhexmaray dawladda Itoobiya iyo ururka UWSLF ducaad ay kamid yihiin Sh. Umal iyo Sh. Shibli, bayaankuna wuxuu u qornaa sidan hoose; |
|
Wararkii ugu dambeeyay ee Xamar
Kn: Dagaalo iyo duqeymo goos goos ah ayaa maalintii afraad ka soconayo Magaalada Xamar kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo isu dhinac ah iyo Xoogaga Islaamiga. |
|
Xisbul Islam oo 6 odey Torotoorow ku xiray
Kn: Masuuliyiinta Xisbul Islaam Ee degmada Tooratorow ayaa xabsiga u xeray Odayaal dhaqameedyo iyagoo lagu eedeeyay in ay si dharci dara ah u iibsadeen dhul. |
|
Alshabab “Goobo cusub ayaan qabsanay”
Kn: Xoogaga Alshabaab ayaa shalay illaa xalay halis weyn galiyey DKMG ah iyo AMISOM kadib markii ay qarka u fuuleen in ay la wareegaan fariisimahoodii, xarakadu waxay sheegatay in ay horey ugu durqeen goobo cusub |
|
Fariisimo Ciidanka DKMG Soomaaliya oo qaraxyo lala eegtay Xalay
Kn: Xalay ayaa laga maqlayey qaraxyo lagu weeraray fariisimo ay ku leeyihiin ciidamada DKMG Soomaaliya magaalada Xamar. |
|
Ex Control Afgooye oo dagaal kooban ka dhacay xalay
Kn: Dagaalka xalay waxa uu ka dhacay isgayska EX Control Afgooye kaas oo u dhaxeeyay ciidamada DKMG Soomaaliya iyo waliba xoogaga Islaamiga ee ka soo horjeed.. |
|
Madaxweyne shariif oo la kulmay Taliyaasha Amniga
Kn: Saraakiisha Amniga DKMG Somaliya ayaa fadhi ku yeeshay magaalada Xamar, ka gadaal weerarkii la eegtay Mudanayaasha Baarlamaanka DKMG ee ka dhacay Hotel Muno. |
|
Ciidamada Puntland oo gari laga gubay
Kn:Gaari ay leeyihiin Ciidanka Puntland qaasatan kuwooda Sirdoonka ee loo yaqaano PIS-ta lagu gubay deegaanka Galgala ee buuraleyda gobolka Bari oo baryanba dagaal ku jiray. |
|
Madaxweyne Sharif uga baqay shacabka inay garab istagaan DKMG
Kn: Shariif Sheekh Axmed Madaxwaynaha DKMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay garab istaagaan DKMG Soomaaliya |