
Ma haleeshay inaad hanato hawada, kalahadasho , hawraarsan tiraahdo , horumar aad dareento hawlahaaga oo dhana ku gudato habeen iyo maalin. soo haleel oo hano hawlaha hufan ee shirkadda Telecom Somalia
Sida ku cad talaabada ay shirkaddu qaadey waxaad naftaada ku canaan kartaa bishaarooyinkan qofkaad ka qariso qalad baad ka gashay sidaa daraadeed waxaa lagaa rabaa inaad soo gaarto horey u qaadato kana haqabbeesho waxqabadka Telecom Soamlia oo kuu suurto galineysa inaad hawl yari ku hadasho meel kasta oo hawl kaaga habsaameysey.
Wixii faahfaahina kala soo xiriir maamulka Telecom Telefonadan.
Telcom Building Dubai office +9714 2945332
+97150 4983475
Bakara Marketing Mogadisho
+2521 215000
+2521 251000
E-mail: operations@telcom-somalia.com
Website: www.telcom-somalia.com |