Xayeesiis 728x90

Gudoomiyaha Al-Xizbul Islaami Dr.Cumar Iimaan Abuubakar oo soo saaray warbixin dheer oo uu kaga hadlayo marxaladaha kala duwan ee uu Dalku marayo

Al-Shabaab oo iska Fogeeyey waxyaabo badan oo lagu eedeeyo

Sheekh Maxamed Umal oo wareysi dheer kaga hadley xaaladda waddanka
Shabakadda Warbaahinta Soomaaliyeed waxay idiin soo gudbinaysaa Wareysi Dhinacyo Badan Taabanayo oo ay Maanta la yeelatay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ah Culimada ugu Caansan Geeska Afrika isla markaana ka qeyb galay Maalmihii ugu danbeeyay Shirka Culimada Soomaaliyeed ee lagu soo gabo gabeeyay Hotel Guuleed ee Muqdisho Muqdisho.